Ciyaaryahanka caanka ah ee reer England, Jesse Lingard, oo hadda u ciyaara kooxda FC Seoul ee Kuuriyada Koonfureed, ayaa si lama filaan ah ula soo baxay hadal-hayn cusub oo baraha bulshada gil-gishay, taasoo si toos ah ula xiriirta kooxda FC Barcelona.
Waxa uu u muuqdaa in Lingard uu kaftan ka dhigay xaaladda dhaqaale ee Barcelona iyo dedaalkooda ku aaddan suuqa kala iibsiga, isagoo tusaale usoo qaatay saaxiibkiisii hore ee Manchester United, Marcus Rashford, oo hadda ah xiddig ka tirsan Barcelona!
Waxaa Baraha Bulshada Soo Dhigay…
Lingard, oo caan ku ah inuu mar walba firfircooni iyo shactiro ku abuuro baraha bulshada, ayaa sawir isaga iyo Rashford ah oo ay isku garbo duubanyihiin, oo loo malaynayo inuu yahay mid hore, wuxuuna ku lammaaniyay fariin kaftan ah oo xambaarsan qoraalka:
Leave a comment