Morocco 20-jirrada: Guul Taariikhi ah oo Adduunka ka dhacay

Xulka qaranka Morocco U-20 ayaa bog cusub u furay kubadda cagta Afrika kadib markii ay 2–0 ku garaaceen xulka awoodda badan ee Argentina ciyaartii kama dambaysta ee Koobka Adduunka ee 20-jirrada 2025. Guushan ayaa ka dhigtay Morocco xulkii labaad ee Afrika ee abid ku guuleysta koobkan, iyadoo kaliya Ghana ay hore u samaysay taariikhdaas. Kooxda […]