⚽ Barcelona Oo Si Dagaal Leh Uga Soo Digtay El Clásico, Kadib Guul 6–1 Ah Oo Champions League Ah 💥🔥

Kooxda Barcelona ayaa si xoog leh ugu diyaargarowday kulanka weyn ee El Clásico ka dhanka ah Real Madrid, kadib markii ay guul cajiib ah 6–1 kaga soo gaartay Olympiacos kulankii Champions League ee caawa dhacay. Guushaas waa fariin adag oo ay dirayaan wiilasha tababare Hansi Flick, kuwaas oo muujiyay awood, halgan iyo weerar aan naxariis […]