Shaxda Liverpool XI kaga hor tagi rabto aston villa
By Goosha Sports Kooxda Liverpool ayaa heshay war wanaagsan ka hor kulanka adag ee Premier League ay la ciyaarayaan Aston Villa, kadib markii uu soo laabtay xiddiga khadka dhexe ee Ryan Gravenberch oo muddo ka maqnaa dhaawac canqow ah. Tababaraha kooxda, Arne Slot, ayaa sheegay inuu ka fiirsanayo sida ugu habboon ee uu ugu soo […]


















































































