John Terry Kaftan Dagaal Ah Ku Maagay Tottenham Hotspur Kahor Kulanka Sabtida 😅🔥
Halyeygii hore ee Chelsea iyo xulka England, JohnTerry, ayaa mar kale sababay hadal hayn weyn kadib markii uu si kaftan ah u weeraray kooxda Tottenham Hotspur, isagoo si hal-xidhaaleysan uga hadlay taariikhda koobab la’aanta ee kooxdaas. Hadalkan qosolka leh ayaa si weyn u faafay, waxaana si gaar ah u xiiseeyay taageerayaasha Chelsea iyo kuwa Tottenham […]


















































































