FA Cup

Isku Aadka FA Cup-ka: Man Utd iyo Tottenham oo Wajahaya Imtixaan Adag, Halka City iyo Liverpool ay “Neefsadeen

Xiisaha tartanka ugu faca weyn kubadda cagta adduunka ee FA Cup-ka ayaa cirka isku shareeray habeenimadii Isniinta, kadib markii si rasmi ah loo soo saaray isku aadka wareegga 3-aad. Waa marxaladda ay taageerayaashu wada sugayeen, maadaama ay tahay xilliga ay kooxaha waaweyn ee Premier League-ga iyo Championship-ka ay si toos ah ugu soo biirayaan tartanka. […]