⚽ Real Madrid: Seddexda Xiddig ee Saameynta Leh – Mbappé, Vinícius & Arda Güler ✨

Xilli ciyaareedkan cusub ee 2025/26, kooxda Real Madrid ayaa si cajiib ah u bilowday ololahooda, balse waxa ugu yaabka badan ayaa ah sida ay saddexda xiddig ee da’da yar Kylian Mbappé, Vinícius Jr. iyo Arda Güler u noqdeen laf-dhabarta guusha kooxda. 📊 Tirakoob la yaab leh ayaa muujinaya in 22 ka mid ah 26 gool […]