Mikel Arteta Oo Ka Hadlay Fursadaha Arsenal Ee Horyaalka Premier League 🏆
⸻ Tababaraha kooxda Arsenal, Mikel Arteta, ayaa si deggan uga jawaabay su’aal ku saabsan fursadaha kooxdiisu ku hanan karto horyaalka Premier League, isaga oo diiday in Gunners loo aqoonsado kooxaha ugu cadcad ee hanan kara koobka. Kooxda Arsenal ayaa haatan hoggaanka u haysa horyaalka iyadoo saddex dhibcood oo nadiif ah ku qabta kaalinta koowaad, kaddib […]


















































































