Liverpool Oo Ku Soo Laabatay Wadadii Guusha, Aston Villa Ayay Garaaceen 2-0 Anfield Road
Kooxda Liverpool ayaa dib ugu soo laabatay wadadii guusha kadib markii ay 2-0 ku garaacday Aston Villa, kulan ka tirsanaa horyaalka Premier League oo ka dhacay garoonka taariikhiga ah ee Anfield Road. Guushan ayaa ahayd mid aad muhiim ugu ah Liverpool oo todobaadyadii u dambeeyay la daalaa-dhacaysay natiijooyin aan fiicnayn, kadib markii ay afar kulan […]


















































































