Xiisadda Liverpool: Arne Slot oo si Adag uga Jawaabay Hadalkii Mohamed Salah iyo Maqnaanshihiisa Kulanka Inter
Tababaraha kooxda Liverpool, Arne Slot, ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay xaaladda cakiran ee ka dhex aloosan isaga iyo xiddiga kooxda, Mohamed Salah. Hadalkan ayaa imanaya xilli Liverpool ay isku diyaarinayso kulanka xasaasiga ah ee Champions League-ga ee ay garoonka Giuseppe Meazza kula ciyaari doonaan kooxda Inter Milan. Jawaabtii Slot ee “Hoos u […]


























































































