Chelsea oo Awood ku Muquunisay Nottingham Forest, kuna Soo Gashay Afarta Sare
Kooxda kubadda cagta ee Chelsea ayaa guul qiimo badan oo ay aad ugu baahneyd ka soo gaartay kooxda Nottingham Forest, kaddib markii ay 3-0 oo nadiif ah kaga adkaadeen ciyaar ka tirsaneyd horyaalka Premier League oo ka dhacday garoonka City Ground. Guushan ayaa Blues-ka siisay kalsooni weyn, waxayna si ku-meel-gaar ah ugu soo laabteen kaalmaha […]























































































