⚽ Dro Fernandez: Xiddig Cusub oo kasoo baxay La Masía
Kooxda Barcelona ayaa markale muujisay awoodda ay u leedahay soo saarista ciyaartoy tayo sare leh kadib markii Dro Fernandez, oo dhashay 2008, uu maanta kusoo bilowday kulankiisii ugu horreeyay ee Champions League. Tababaraha Barcelona, Hansi Flick, ayaa go’aansaday inuu fursad siiyo wiilkan da’da yar, taasoo muujinaysa kalsoonida lagu qabo tayadiisa iyo mustaqbalkiisa kooxda. ⸻ 🌟 […]























































































